Wararka Gudaha

Kulamada aqalka sare oo dhawaan bilaabanaya

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga 4aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa lagu go’aamiyey...

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka dowladda FS oo amar ku soo rogtay ganacsatada dalka keena...

0
Wareegto ka soo baxday wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda FS mudane Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa lagu amray ganacsatada dalka ee keena Shidaalka...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Sonkorowga oo Muqdisho lagu qabtay

0
Munaasabadda xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Sonkorowga oo ay qabanqaabisay wasaaradda caafimaadka dowladda FS waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda oo uu...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer ugu tagay dadka ay daadadku saameeyeen ee...

0
Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumadda JFS mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu ugu kuur-galo xaaladda dadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaan ka guuleysanay kooxaha argagixisada ah ee dadka Soomaaliyeed u diiday...

0
Riyadh-(SONNA)-Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamed ayaa sheegay in laga guuleystay kooxaha argagisada ee caqabadda ku noqday dadka Soomaaliyeed in ay helaan xuquuqdoodii asaasiga...

Maamulka Hirshabeelle oo ka warbixiyay xaaladda fatahaadaha webiga Shabeelle

0
Jowhar- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Bashiir Qaasim (Daqarre) ayaa sheegay in aysii kordheen dadka ku barakacay daadadka...

Madaxweynaha JFS”Waxaa jira xal caalami ah oo la aqbali karo waana laba dawladood oo...

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay shabakadda Arab News inta uu joogay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in dagaalka...

Dadaalada socda iyo xaaladaha dabeysha El-Nino (WARBIXIN)

0
Webiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaa saameynta iyo fataahadda Webiga...

Laamaha ammaanka Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin horay dil u geystay

0
Guriceel- Guddomiyaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud Faarax Cabdi Macallin ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay nin loo haysto dil dhawaan degmadaas loogu...

Wasiir Daa’uud oo shahaado sharaf guddoonsiiyay qaar ka mid ah holwadeennada Warbaahinta Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aways Jaamac ayaa maanta shahaado sharaf Guddoonsiiyay qaar ka mid ah holwadeennada geesiyaasha...