Soomaaliya oo ka qaybgalaysa Shirka Isgaarsiinta Raadiyaha Adduunka
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Mudane Jaamac Khaliif, oo ay wehliyaan Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasin Sheikh, iyo ku-xigeenka Mudane...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in DFS ay dhisayso buundooyinka burburay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka...
Ciidanka Boliiska oo ka hortagay dhagar kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka Soomaaliyeed
Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hor tagay dhagar ay kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka...
Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay wadaan qorshe Falastiiniyiinta looga saarayo Gaza
“Barakaca Falastiiniyiinta ee Marinka Gaza waxay halis gelin doontaa nabadda, amniga iyo xasilloonida gobolka iyo caalamkaba”,sidaasi waxaa yiri afhayeen u hadlay wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeyb galay Munaasabad hambalyo loogu dirayey Mayor Naadiya
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo loogu hambalyaynayo guusha ay gaartay Naadiya C/risaaq Maxamed oo ku...
Ciidanka Xoogga oo howlgal ku dilay Horjooge iyo Maleshiyaad ka tirsan khawaarijta
Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ururka Saddexaad iyo Ciidanka degaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen galbeedka Xarardheere ku dilay Horjooge iyo Maleeyshiyaad la Socday.
Taliyaha ururka...
Kulan looga arrinsanayay Isku-dubbarididda Gurmadka Fatahaadaha oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka oo uu wehliyo agaasimaya Guuud ee Wasaaradda Caafimadka Dr Guuleed cabdi Jaliil ayaa kulan deg deg la qaateen ururrada isbitaallada...
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada London
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiis...
kulan looga tashanayo geedi socodka iyo hanaanka doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay
Magaalada muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan looga tashanayo geedi socodka iyo hanaanka doorayooyinka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaas oo daba socda heshiiskii ee May...
‘Dhabarkeygu jabay saan dan guud ugu dhakoolaaye’ (WARBIXIN)
Boqolaal Ciidamo Deegaanka ah oo ka qeyb qadanaya dagaalka Khawaarijta ayaa waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kuwaasi oo diyaar u...










