Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Jarmalka oo uu Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Dalka...
Budapest(Wargeyska Dalka):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Jarmalka, Ambassador Cabdulcasiis Maxamuud Maxamed Farabadan, oo sidoo kale ah Safiirka Soomaaliya ee Poland, ayaa maanta...
Wasaaradda Shaqada oo Shaacisay Xilliga Shaqada Inta Lagu Jiro Bisha Barakeysan ee Ramadan
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shaacisay xilliga Shaqada inta lagu jiro Bisha Barakeysan ee Ramadan.
Wasaaraddu, iyadoo Tixgelinaysa Xurmada iyo fadliga Bisha Ramadan,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo iyo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Muslimiinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadan, isaga oo...
Wasaaradda shaqada oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection Coordination Meeting), kaas oo loogu talagalay...
Wasiirka arrimaha Dibadda oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah la yeeshay xubnaha golaha mustaqbalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay gogoshii Xukuumaddu ay u...
Dowladda Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika
Dodoma(Wargeyska Dalka):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Danjire...
Madaxweynaha Dalka Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdogan oo booqanaya Dalka Ethiopia
Addis-ababa(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa Maanta oo Taalada ah Booqasho Rasmi ah ku imaanaya Magaalada Addis Ababa, ee Caasimada Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga oo Magaalada Addis Ababa kula kulmay Mas’uul Sare oo QM ka...
Addis Ababa (Wargeyska Dalka): Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Mudane Claver...
Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo Dib-U-Dejin loo sameeyey
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XJFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...










