Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Cusub ee Talyaaniga u fadhin doona...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Pier Mario...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababbar u furay shaqaalaha Waaxda Farsamada ee Warbaahinta qaranka

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho tababbar uga furay 30 kamid ah shaqaalaha waaxda Farsamada guud ee...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo la horgeegey Masuuliyiin loo haysto musuq maasuq

0
Maxkamada Racfaanka oo la horgeeyey Masuuliyiin loo haysto Musuq maasuq Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyey Eedaysanayaal loo haysto Musuq maasuq, Saraakiishan ayaa...

Shirka Xoghayeyaasha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo lagu taageeray Soomaaliya

0
Dooxa- Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay shirka Golaha fulinta ee Xoghayayaasha Jaamacadda Carabta oo...

Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka hor yimid damaca Ethiopia ee...

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Cabdi Jaamac oo ay wehliyaan wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya...

Yuusuf Xasan oo khawaarijta ka tirsanaa 15 sano ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga...

0
Yuusuf Xasan Cusmaan oo magaciisa afgarashada ee Khawariijta loo yaqaano u yahay (Diyaarsane) oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa isku soo dhiibey Taliska Qeybta 60-aad...

Duqa Muqdisho oo hey’adaha Amniga Gobolka Banaadir kala hadlay dhibkii loo geystay ciyaaryahanada...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay saraakiisha laamaha Amniga Gobolka Banaadir, si wax la...

Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay xasuuq wadareed ka dhan ah Qowmiyadaha daga dalkaas

0
Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay xasuuq wadareed ka dhan ah Qowmiyadaha daga dalkaas XIGASHO ADDIS STANDARD Isticmaalka aan loo meel dayin ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Shir guddoomiyay kulan guud ee Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta waxaa uu shir guddoomiyay kalfadhiga...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad ee Golaha Aqalka Sare

0
-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa...