Bisha Ramadaan oo bilatay iyo dadka Falastiin oo wajahaya baahi iyo dagaal
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada dadka reer Falastiin UNRWA ayaa sheegtay in deegaan kasta oo Falastiin ah ay ka jiraan baahi iyo...
Fadaa’isha Bisha barakaysan ee Ramadan (MAQAAL)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay xaqiijisay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii Culimada Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ay Studiyaha...
Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaana ay isku abaabulayen khawaarijta oo katirsan Shabeellaha Hoose.
Howlgalka ayay ciidanku ku dileen...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo Xarunta Degmada Hodan ka furay daadajinta doodaha...
Wasiirka Wasaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Gudoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgalinta Dastuurka Mudane Burhaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diray Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo berri ay tahay maalinteeda koowaad.
“Dhammaan...
Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in berri ay tahay maalinta 1-aad ee bisha Ramadaan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii culimada wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ay...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo si rasmi ah xilka ugala wareegay...
Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ay goobjoog ka aheeyeen Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Gaani, Agaasimeyaasha, la-taliyeyaasha iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee...
Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo abaal marin guddoonsiisay shaqaalihii ugu shaqada wanagsanaa safaaradda ee...
Qaahira-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa soo agaasintay munaasab heerkeedu sareeyo oo lagu abaal marinaayey qaar kamid ah howl wadeenadda safaarradda, waxaana munaasabadda oo...
Amb: Kullane oo ka qeyb galay kalfadhiga 2-aad ee golaha wadatashiga shacabka Shiinaha
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xiritaanka shirka 14-aad ee guddiga qaran ee...










