Wararka Gudaha

Bulshada ku dhaqan Magaalada Ceeldibir oo ka cabanayo koronto la’aan.

0
Bulshada ku nool Magaalada Ceeldibir ee Bariga Gobolka mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay Baahiyo kala duwan oo Magaalada ka jirta. Adeegga korontada oo aan...

Guddoomiyaha Hey’adda SoDMA oo kormeeray xarunta daryeelka dhaawacyada

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta waxa uu booqasho kormeer ah ku tagay xarunta ugu wayn ee daryeelka dhaawacyada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Xildhibaan Sheekh Shaacir...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed...

Guusha Deyn cafintu, maxay uga dhigan tahay Soomaaliya?

0
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomasliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa sharaxad dheeri ka bixiyay waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay Barnaamijka deyn-cafinta iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Sheegay in sanadka cusub la qaadi doono dhagxaanta ku jaran...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi doono qeybo badan...

GUDDOOMIYE MARWO SACDIYA OO SHIR GUDDOOMISAY KULANKA GUUD ee GOLAHA SHACABKA BJFS.

0
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 6aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo Maanta shir Guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo. Sacdiya Yaasiin Xaaji...

XAASID WAA BAHAL”SHEEKO”.

0
Beri baa waxaa safar isku raacay xaasid iyo damac , waxayna u socdeen nin boqor ah oo maalin walba labo qof kaliya qaabila ,...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 64-AAD)

0
Aay-Caddeey dagaalkii gurigeeday kula noqotay. Maalintaas dhawr bakeeri way iska jabisay dhawr jeerna Cumareey bay dambi la’aan dharbaaxyaysay caradii ay aabbihi iyo ciddooda oo...

HOWL AAN LAGUU DIRSAN HA GELIN.

0
Waxyaabo badan oo ay dadku mararka qaarkood si taxar-la'aan ah u sameyaan ayaa u horseeda haliso naftooda qalqiil geliya oo ay waxyeello culusi ka...

Dowladda UK oo soo dhaweysay warmurtiyeed ay soo saareen DF Soomaaliya iyo Somaliland

0
Dowladda UK ayaa so dhaweysay warmurtiyeedkii ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo ku saabsanaa shirkii Djibouti ee...