Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehelinayaan wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa...
Buur-Hakaba oo laga hirgeliyay garoon diyaaradeed
Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay, ย waxaa maanta cagadhigatey Diyaaraddi ugu horreysey oo kuwa xamuulka qaada ah, Kadib markii dhawaan la soo gabagabeeyey Dhismaha garoon...
Raโiisul wasaare ๐๐๐ฆ๐ฌ๐โ ๐๐ฌ๐ฅ๐-๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ ๐ฌ๐ข๐๐จ ๐ฌ๐๐ฅ๐๐ก๐ข๐ u noqota ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira barnaamijka la-xisaabtanka Xukuumaddiisa, ayaa maanta suโaallo ka weydiiyey wasaaradaha kala...
Wasiir Fiqiโ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb. Ahmed Macallin Fiqi oo kormeeray furimaha dagaalka ka dhanka Khawaarijta ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku booriyey kuna...
Wasaaradda gaashaandhigga oo soo dhoweysay saraakiil ka socota Ingiriiska
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda gaashaandhigga mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi ka socday Wasaaradda Gaashaandhigga Boqortooyada Ingiriiska oo...
Wasiir Fiqi oo kormeeraya furimaha dagaalka Shabeellaha dhexe
Wasiirka gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallim Fiqi oo ku guda jira booqashadiisa furimaha hore ee dagaalka, ayaa maanta tegay deegaanka Raaga-Ceelle ee gobolka Shabeellaha...
Agaasimaha hayโadda socdaalka oo qaabilay wafdi ka socda Azerbaijan
Agaasimaha guud ee hayโadda socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafa Duhulow iyo masโuuyiin kale oo katirsan hayโadda ayaa xarunta dhexe kulan kula qaatay wafdi ka...
Ilaa 100 ka tirsan Khawaarijta oo lagu laayey Shabeelaha hoose
Ciidamada gaarka ah ee Danab Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada taageerada cirka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Intii...
Raโiisul wasaare Xamse oo maanta la xisaabtamay wasaaradaha arrimaha adeegga bulshada
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira la xisaabtanka Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran ee Tiirka Arrimaha Bulshada iyo...
Wafdi ka socda hayโadda maareynta musiibooyinka oo Baladxaawo gaaray
Baladxaawo: Wafdi sare oo ka socda Hayโadda Maareynta Musibooyinka Qaranka ee SoDMA, uuna hoggaaminayo Agaasime Guud Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa maanta gaaray degmada Beledxaawo...










