Wararka Gudaha

Boqolaal dhalinyaro ah oo isugu soo baxay ololaha is xilqaanka nadaafadda Caasimadda

0
Boqolaal ka mid ah shacabka, gaar ahaan dhalinyarada Caasimadda, ayaa caawa isugu soo baxay bartamaha isgoyska Taleex, iyagoo muujinaya taageeradooda kacdoonka Nadaafadda iyo Bilicda...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka oo shir caalami ah Sucuudiga uga qaybgalay

0
Riyaad: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwahab Cabdi Cumar (Cananuug), ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirada macdanta ee...

Madaxwaynaha Ruushka oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya

0
Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacowday dalkaas mudane Maxamed Abuukar...

Madaxweynaha Al jeeriya oo qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ahna Wasiirka Waxbarashada

0
Madaxweynaha Al Jeeriya Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin uu...

Wasiir Fiqi oo kormeer ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta...

0
Laascaanood:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Dawlad Goboleedka Waqooyi...

Ciidanka xoogga oo howlgalo culus ka bilaabay degmada Masjid Cali Guduud

0
Shabellaha dhexe:- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal culus maanta ka bilaabay degmada Masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka Xoogga ayaa howlgalkaas ku...

Wasiirka Gaadiidka XFS oo la kulmay madaxda Wasaaradda Hawlaha Guud ee Waqooyi Bari

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa la kulmay Maamulka wasaaradda Howlaha Guud ee Dowlad Goboledka...

Howlwadeenno ka tirsan Gaashaandhigga oo loo qabtay tababar aqoon kororsi ah

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax ayaa maanta furay tababar aqoonkororsi ah oo loogu talagalay kor u qaadista hufnaanta, isla-xisaabtanka...

Wasiirka Shaqada XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo booqday xarunta shaqaalaha ee Turkiye

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta dhexe Ururka Midowga Shaqaalaha ee Dowladda...

Ciidanka NISA iyo Saaxiibada caalamka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Dhexe

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal culus oo lala beegsaday kooxaha khawaarijta ka fuliyay degmada Bu’aale ee...