Wararka Gudaha

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogtaha Dadweynaha oo Shir muhiim ah kaga qeyb galay...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qeyb galay Kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Islamic...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo daahfuray Mashruuc Bulsho

0
Dhuusamareeb,(Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta Daah-furay Mashruuc Bulsho, kaasi oo door weyn ka qaadan doona xoojinta Adeegyada aas-aasiga...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada Dhallinyaro ku xadgudtay Gabadh...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu baaris ku wado dhallinyaro ku xadgudtay Gabar Soomaaliyeed, isla markaana tallaabo adag laga...

Guddiga qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray Goobaha Taariikhiga ee Dalka

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga qaban-qaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada oo dardar-gelinaya u diyaargarowga Xuska Maalmaha Xorriyadda ee 26-ka iyo 1-da Luulyo ayaa caawa kormeer ku...

Kulan looga hadlayay dardargelinta hawlaha qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda ayaa lagu qabtay Muqdisho

0
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa guddoomiyay Kulanka Guddiga Qabanqaabada...

Wasaaradda Qoyska XFS oo Xadgudubkii Gabadh Soomaaliyeed lagula kacay

0
Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, ayaa si adag u cambaareyneysay xadgudubka arxan-darrada ah ee lagula kacay Sharafka iyo Cirdiga gabar Soomaaliyeed oo...

Madaxweyne JFS oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan...

Guddoonka Golaha Shacabka oo baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka Gobolka Hiiraan

0
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa baaq nabadeed ka soo...

Ciidamada amniga oo ku raad-jooga eedeysanayaal falal xad-gudub ah kula kacay gabar muwaadinad ah

0
Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa wada baadi-goob xooggan oo lagu raadinayo eedeysanayaal ku eedeysan falal xadgudub ah oo ka dhan ah gabar muwaadinad ah.Eedeysanayaashan ayaa...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay Dhagarqabe katirsan khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab oo howlgallo culus ka wada Deegaanka Harboole ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay Dhagarqabe Aadan...