Guddoomiye Aadan Madoobe oo Muqdisho ka daah-furay barnaamijka shaqo hufan
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta daahfuray Barnaamijka Shaqo Hufan oo ay...
Hawlgal Ciidanka Qaran ku fuliyey oo lagu dilay Horjoogeyaal Khawaarij ah
Shabeellaha hoose:-Howlgal Guulaystay oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada Caalamka ayaa xalay laga fuliyey Dagmada KUNTU WAAREY ee gobolka Shabeellada hoose.
Howlgalka oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Shirka Midowga Afrika
Addis ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.
Madaxweyne Xasan...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo muhiim la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 68-AAD
Waa qoys ladan oo lacagta uu gubayo badankeeda uu iyaga ka heli jirey ugu dambayntiise aabbihii markuu ka quustay wuxuu ku yiri, “Maandhow bannaanka...
WARSHADAHA SAMEEYAHA BIYAHA KALA DUWAN OO MUGADISHO KU SOO BADANAAYO.
Magaalada mugadisho ee caasimada dalka waa magaalo ay ku nool yihiin shacab aad u badan oo gaaraya sadax malyan waana shacab iskugu kuwa wax...
Hawlgal lagu burburiyey goobo Khawaarijtu ku dhuumanayeen oo ka dhacay Galgaduud
):-Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa lagu beegsaday goobo Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayeen oo ka tirsan gobolka Galgaduud,sida...
Muhiimadda Qabyo-tirka Dastuurka
Mudo dheer ayaa dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaslia qabyo ahaa, hadda waxaa bilaabtay in la bilaabo howl la rabo in datuurka Soomaaliya la ebyo ama...
Madaxweynaha JFS oo qaabilay safiirrada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga...
FURSAD GANACSI BAA KA JIRTA AFRIKA (QEYBTA 2-AAD)
Ganacsiga warshadaha yaryar (light industry) ayaa hadda waxaa ay noqdeen fursadaha ugu fiican ee ganacsi ee laga samayn karo qaaraddan afrika. Waxaana marba marka...










