Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay Kulan madaxeedka 37aad ee Midowga Afrika ayaa u jeediyay xubnaha Ururka Midowga...
SHEEKO NIN DAWARSI KA DHEX BILAABAY RAKAABKII DIYAARADDA AY KU WADA SAFRAYEEN
Arrin ka mid noqotay dhacdooyinka ugu layaabka badan adduunka ayaa laga soo wariyay, diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo laga leeyahay dalka Qatar, diyaaradan...
SHEEKO: HOTEL ADEEGIISA BILAA LACAG UGU DHIGAY DADKA BUUR BUURAN
Dhacdo ka mid noqotay arrimaha layaabka aduunka ayaa maamulka hudheel ku yaala dalka Shiinuhu ku kacay dhawaan, taas oo la xidhiidha adeeg bilaa lacag ah oo...
Wasiir Balcad “ Itoobiyaanku waxay isku dayeen inay madaxweynaha ka joojiyaan shirkii uu saakay...
Addis Ababa- Siihayaha wasiirka Arrimaha Dibadda ahna wasiiru dowlaha wasaaradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Cumar (Cali Balcad), oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka...
Dawladda Soomaaliya oo si kulul u canbaareysay ficilka lagula kacay wafdiga Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay ficilka ay dowladda Itoobiya ku doooneyso inay ku carqaladeyso wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galaya...
Labada Gole e ee Baarlamaanka JFS oo kulan wadajir ah uga dooday wax ka...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Sooomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kulanka 13-aad ee wadajir ah ee...
Shirka 21-aad ee wasiiradda maaliyadda DFS iyo dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka furmay
Waxa maanta ka ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Muqdisho ka daah-furay barnaamijka shaqo hufan
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta daahfuray Barnaamijka Shaqo Hufan oo ay...
Hawlgal Ciidanka Qaran ku fuliyey oo lagu dilay Horjoogeyaal Khawaarij ah
Shabeellaha hoose:-Howlgal Guulaystay oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada Caalamka ayaa xalay laga fuliyey Dagmada KUNTU WAAREY ee gobolka Shabeellada hoose.
Howlgalka oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Shirka Midowga Afrika
Addis ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.
Madaxweyne Xasan...










