Wararka Gudaha

Guddiga Gurmadka Abaaraha gobolka Awdal oo deeq lacag ah la wareegay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran ee (SoDMA),Md Maxamuud Macallin, ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarunta SoDMA, lacag dhan $700,000 ku wareejiyay Gudiga Gurmadka abaaraha Gobolka taas oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen ee ku nool gobolka Awdal, Munaasabaddaas waxaa ku weheliyay wasiir iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soojeeda Deanna’s ay abaartu sida ba’an u sameysay. Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa cadre yay  in lacagtaaslagu wareejiyay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee gobolkaAwdal si ay u gaarsiiyaan dadka u baahan gurmadka degdeg ah, asagoo hadalkiisa raaciyay in lacagtaasi aysan ku filneen reerawdal loona baahanyahay in dadaalka gurmadka lasii labajibaaro. Dhankooda wasiiradii iyo xildhibanadii goobtaasi ka hadlay oo kale ahaa: 1. Wasiirka Howlaha Guud JFS  Dr Cilmi Maxamuud Nuur 2. Wasiiru dowlaha Amniga JFS Maxamed Cali Xagaa 3. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dr Maxamed XasanMaxamed Bulaale 4. Wasiir ku xigeenka Betroolka Cabdiwahaab (Cananuug) 5. Xildhibaanad Caasho  (koos) Dhammaan waxay soo shorten deeqdaasi lacageed,waxay si gaar ah mahadcelin ugu jeediyeen Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, iyo golahaWasiirada ayagoo sheegay iney garab istaageen reer Awdalxiligii ugu adkeed,  sidoo kale  wasiirrada waxay mahadcelin u jeediyeen maamulka Gobolka Banaadir si gaar ah gudoomiyahaGobolka Banaadir Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). Munaasabadaan ayaa timid ka dib markii dhawaan Golahawasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay dadka reer awdal uguyabooheen lacag dhan $500,000 sidoo kale Maamulka GobolkaBanaadir ayaa dhankooda ku deeqay lacag dhan $200,000 Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMAayaa wada Dadaalo xoog leh oo lagu garab istaagayo dadkaabaaraha ay saameeyeen ee ku nool Gobolka Awday, ayadooHey’addu ay qabato shirar iyo Kulamo Gaar gaar ah tasoo lalayeesho qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka...

Wasiirka Haweenka XFS oo la Kulantay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Norway

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka JFS Marwo Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan kula yeelatay magaalada Oslo ee Dalka Norway Wasiirka Hormarinta...

Caa’isha Aadan Ugaas oo gashay kaalinta 1-aad ee imtixaanka Qaran Sannad Dugsiyeedka 2024/2025

0
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow shadowy natiijada imtixaanka Qaran sannad Dugsiyeedka 2024/2025-ka ayaa sheegtay in Caaisha Aadan Ugaas Xirsi ay gashay kaalinta...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u ambabaxay dalka Shiinaha

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u ambabaxay dalka Shiinaha, halkaas oo uu uga qayb gali doono Shirka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wakiilka Gaarka ah ee xoghayaha guud ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee...

Wasaaradda Waxbarashada oo galabta Shaacineyso Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, waxa ay galabta shaacineysaa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025. Wasiirka Waxbarashada...

Speaker of the Parliament Holds Fruitful Meeting with UN Special Representative for Somalia

0
Mogadishu, (DalkaJournal) – The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, H.E. Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), today...

Minister of Education arrives in Jowhar with delegation

0
Jowhar, (DalkaJournal) — A delegation led by the Federal Minister of Education, H.E. Faarah Sheikh Abdulkadir, accompanied by state ministers of education and the...

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay konteenarro maandooriye ah

0
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Dekadda Muqdisho ku sheegay in laamaha amniga ay gacanta ku...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada oo gaaray magaalada Jowhar

0
-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay wehliyaan Wasiirrada Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa...