Wararka Gudaha

MAXAA LOO JARAYAA DHIRTA?

0
Guud ahaan gayiga Soomaaliyeed waxaa ka socda xaaalufinta dhirta taas oo inta badan laga shito dhuxul. Ka ganacsiga dhuxusha waxaa ku nool kumanaan qof oo...

DEEN CAFINTA SOOMAALIYA WAA TALLAABO YEDADIILO LEH OO WADIIQO CUSUB U FUREYSA DALKA

0
Dadaal muddo soo socday oo lahaa sharuudo iyo texraacyo kala duwan oo dowladda soomaaliya si wacan kaga soo baxday dhammaan waxyaabihii ku xiraa habka...

CAAWI MASAAKIINTA IYO DANYARTA DARUUFEYSAN

0
Waxaan ka soo kacnaa sariir raaxo badan oo dhex taallo qol qurux badan oo ku dhex yaallo guri ka sameysan dhagax, qaboojiye ka dhex...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Sarakiisha Ciidanka oo ka shiray dardargalinta Sugidda Amniga Caasimadda

0
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa gudoomiyay shir gaar ah oo looga...

Wasiirka waxbarashadda XFS oo magaalada Brussels uga qeybgalay shirka Global Gateway for Education

0
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qaybgalay shirka...

Wasiir Fartaag”Bilaha fooda nagu soo haya Khawaarijta waa laga weyn doonaa Galmudug iyo Hirshabeelle

0
Wasiirka cusub ee amnida dalka Generaal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ay dardar ku socdaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka...

Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo maanta la wareegay xilka

0
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka la wareegay, iyada oo uu ku...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo Saraakiishooda

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay ka hadlay munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga taas oo lagu xusayay...

WAAD DHISTEEN WAANA QAALI

0
Markaan ka hadleyno Kirada Guryaha Muqdisho maahan wax keligeed saameeya, waana qeybo ka mid ah ayaana loola jeeda, waxaana cirka isku shareeray si naxariis...

SHEEKO: NINKII INDHOOLAHA AHAAN JIRAY

0
Nin reer miyi ahaan jirey baa carruur wuxuu ka lahaa hal wiil Ninkaas indhoolaha ah waxaa hagi jiray wiilkiisa, kaasoo ay caado u ahayd ka...