Wararka Gudaha

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qayb galay kulanka 60-Aad ee Golaha Wasiiradda Carabta

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha Dr. Ali Haji Adam Abubakar ayaa ka qayb galay kulanka 60aad ee Golaha Wasiiradda Carabta. Kulanka oo ay kasoo...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay tartanka kubadda cagta diblomaasiyiinta ee magaalada Beijing

0
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa hambalyo u diray dhammaan xubnaha kooxda Soomaalida iyo diblomaasiyiinta safaaradda ee...

Shirka 36-Aad ee midowga Baarlamaanada carabt oo ka furmay dalka Algeria

0
Wadanka Algeria waxaa si rasmi ah uga furmay fadhiga 36-Aad ee shirka midowga baarlamaanada carabta oo ay sanadkaan ay marti gelineyso dowladda Aljeria,waxaana sanadkaan...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo ka qeybgalay Shirweynaha Hay’adda Caafimaadka Xoolaha Aduunka

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa XFS Wasiir Hassan Hussein Mohamed (Eelaay) ayaa Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska kaga qeyb galay Shirweynaha Hay’adda...

Munaasabad looga mahadcelinyay Madaxda Qaranka oo lagu qabtay degmada Gubadleey

0
Maamulka Degmada Gubadley ayaa caawa qabtay munaasabad loogu mahadcelinayay Madaxda Qaranka, maadaama dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu Gubadley u aqoonsaday degmo rasmi ah oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo qaabilay Siihayaha safaaradda Suudaan ee Soomaaliya

0
wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo axad ah ku qaabilay...

Wasiirka Amniga gudaha XFS oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo la kulmay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Mike Nithavrianakis,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasimaha Guud ee xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha...