Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh “Turkiga waxaa naga dhexeeya wax saaxiibtinimo ka weyn”

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta ka hadlay Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Badda Turkiga oo ku soo xirtay Dekadda Muqdisho...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Shirkadaha Korontada Muqdisho faray in ay il gaar ah ku...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shirkadaha korontada bixiya ee Muqdisho faray in ay ka shaqeeyaan sidii shacabku ay u...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku dhowaaqay hindise lagu casriyaynayo howlaha Wasaaradda

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadaan Xoghayaha Joogtada iyo Agaasimayaasha Waaxyaha...

𝗪𝗔𝗦𝗜𝗜𝗥𝗞𝗔 𝗜𝗦𝗚𝗔𝗔𝗥𝗦𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 XFS 𝗢𝗢 𝗦𝗛𝗜𝗥 𝗟𝗔 𝗤𝗔𝗔𝗧𝗔𝗬 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗗𝗔 𝗦𝗛𝗜𝗥𝗞𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗜𝗦𝗚𝗔𝗔𝗥𝗦𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Maxamed Aadan Macallin (Maxamed Soomaali) ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka, waxaana looga wada hadlay xoojinta iyo...

SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud

0
Dhuusamareeb- Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA ayaa 1,300 oo qoys oo ku dhaqan degaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud u qeybisay gargaar  kala duwan. Gargarkaan ayaa...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xarigga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay Balcad

0
Balcad- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Madaxweynaha...

Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya tababarka Diblomaasiyadda

0
Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait kula...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada sokeeye ee ka...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka...

Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo soo gaaray dekedda Muqdisho

0
Markabkii ugu horeeyay ee nooca dagaalka ah lagana leeyahay dalka Turkigu ayaa maanta kusoo xirtay dekeda magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wada munaasabad heerkeedu sarreeyo...

SOOMAALI SOOMAALIYA BAA LEH

0
SAREEDO HADDEY KU WAARTO, HADDII SILIC IYO DHIB GAARO SAMAANTEED IYO XUMAANTEED SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH       Marka la leeyahay Soomaaliya soomaali baa leh ilaa...