Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka...
Wasiirka amniga gudaha XFS oo shir guddoomiyay wajiga labaad marshuurca horumarinta Boliiska Soomaaliya
Waiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee JFS S/Guuto C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa guddoomiyay shirka wajiga labaad ee mashruuca JPP ee horumarinta Boliiska Soomaaliyeed, kaas...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay Turkiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga,...
Wasiirka Difaaca XFS oo sheegay in wixii hadda ka dambeeya aan lagu soo xad...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa faafaafihin ka bixiyay heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga oo maanta dhaqan-galay.
Wasiirka oo ka hadlayay...
ICRC: Xaalad quus ah ayaa ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya
Geneva- Hay’adda laanqayrta cas ee Caalamiga ah ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la bixiyo dadaal dheeri ah si loo caawiyo dadka ay...
Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: Amniga Soomaaliya wuxuu la mid yahay kan Turkiga
Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Amb; alper aktaş ayaa sheegay in heshiiska ay labada dowladood kala saxiixdeen dhowaan uu caalamka tusay in xiriirka...
Wasaaradda Deegaanka XFS oo soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada
Wasaaradda Deegaanka XFS ayaa soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada iyo digniino ku saabsan Isbeddelka Cimilada, iyadoo saadaalisay in 27-ka bishan uu roobku...
Wasiir Maxamed Bare oo qeyb-galay shirka dhiggiisa ee dalalka ku mideysan Bulshada Sahel-Saharan states
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo oo ay qeyb ka yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md....
Wafdi ka socda wasaaradda gaashaandhigga oo Nairobi kula kulmay saraakiil Maraykan ah
Nairobi: Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa kulan kula qaatay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasada dhaqangelinta heshiiska difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha dowladda Turkiga ayaa kaga qeyb-galay...










