Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi {Timacadde}...

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka xoogga oo gaaray Sh/Dhexe

0
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin, oo uu wehliyoย  Taliyaha howlgallada gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel David Haskell ayaa gaaray...

Muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Bariga Afrika

0
Lusaka - G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika. Korneyl Axmed ayaa...

Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Nidaamka Aqoonsiga Qaranka oo Muqdisho ka dhacay

0
Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaaย  maanta si wadajir ah u qabtay kulan wadatashi oo ku saabsan kaalinta...

Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyada dalka oo Mogadishu ka furmay

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka. Shirkaan oo socon doona muddo saddex...

SHAQSIGII LAGU SHARFAY NOBEL PEACE PRIZE-KA ADDUUNKA OO ISKU BEDDELAY DAGAAL OOGE LA KARI...

0
Raโ€™iisal wasaare ku sheegga Itoobiya sheydaanka madoow ee muuqda ee maanta ka arrimiya dalkii loo yaqiinay abasiiniya ayaa taariikh nololeedkiisu iyo soo jireenkiisuba ahaa...

WAXBA WAX BAA KA DARAN

0
In kastoo maalinba maalinta ka dambeysa ay dhacayaan arrimo hor leh, haddana waxaa wax lala yaaba ah arday u gacan qaaday macallinkiisa oo ah...

BIDAARTII LA QARIN JIRAY MA LA SOO QARXIYEY?

0
Waxaa ka dhacy kala orod ka dib markii amar ka soo baxay maamulka Gobolka Banaadir lagu sheegay in koofiyadaha marka laga reebo kuwa sunnada...

10 TALAABO OO SARE U QAADAYSA KALSOONIDA QOFKA

0
Marka ugu horreysaa waa maxay kalsooni Kalsoonida waxaa ugu muhimsan kalsoonida aad ku qabto dadnimada naftaad, kalsoonida aad ku qabto diintaada iyo kalsoonida aad ku...