Wararka Gudaha

Guddomiyaha SODMA oo la kulmay Madaxweynaha Dowlad Gobolkeedka Koonfur galbeed

0
Baydhabo:-Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan soo dhaweeyn ah ugu sameeyay Guddoomiyaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiye

0
Istanbul:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan Turkiga ayaa kulan doceed...

Guddoomiyeyaasha labada aqal ee BFS oo Turkiga kaga qayb galaya shir muhiim ah

0
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee BFS oo marti qaad rasmi ah ka helay dowladda Turkiga ayaa maanta ka qeyb galay shirka 5-aad ee Baarlamaanka Al-Qudus...

DFS oo soo dhowaysay tiradii ugu badneyd ee Khawaarijta iska soo dhiibtay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhaweyneysaa maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ka soo baxaya safka Khawaarijta ee isku soo dhiibaya dowladda kaddib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo maanta ku kulmaya Daarusalaam

0
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo ku kulmaya Daarusalaam iyadoo labada Dal ay heshiisyo kala saxiixan doonaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud...

SHEEKADII ABAAL DHAAN

0
Beri baa waxaa jiray inan soo korsatay xayawaan loo yaqaan dhurwaay waxayna u soo korisay si wanagsan. Waraabihii ama dhurwaagii ugu danbeyntii waa uu weynaaday...

KABASHADA BIYAHA WAA SHILIN (SHEEKO GAABAN)

0
Beri baa nin ganacsade ah waxa uu xaaskiisii ku yiri waxa rabaa in aan aado safar dheer oo aan dhawaan baxayo sidaa darteed sahay...

SOOMAALIYA OO SAMEENEYSA KOBAC DHAQAALE OO XOOGAN TAN IYO BURBURKII KA DIB

0
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa maalinba maalinka ka danbeysa waxaa ku imaanaayey isbadal xoogan oo dhanka horumarka ah taasina waxa ay keentay in ganacsatada soomaaliyeed ay...

MAGAALADA MUQDISHO OO SUPER MARKETYADA AY KU SOO BADANAYAAN

0
Magaalada muqdisho waa caasimada dalka waxaana ku nool bulsho aad u tira badan tiradoodana lagu qiyaaso Afar milyan oo dad ah ayaa waxa ay...

KHEYRAADKA DALKEENNA

0
Dalkeenna waxaa uu hodan ku yahay waxsoo-saarka dalagyadda noocyihiisa kala duwan, haddii boqolkiiba ba boqol laga faa,ideysto beerashadiisa waxaa uu ku filan yahay guud...