Wararka Gudaha

Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo la kulantay agaasimaha hay’adda socdaalka dalkaas

0
Kampala: Safiirka Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan kula qaadatay xafiiskiisa Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda Dowladda Uganda, Gen....

Guddoomiyaha SoDMA oo Gaalkacyo ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood oo booqasho ku tagay jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Mudane Cabdiqaadir Kaamil...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST oo ka howl gasha...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC oo lagu qabanayo shirka xiliga...

Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya oo maanta ka furmaya Gaalkacayo

0
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka furmaya shirka Madashaa Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya,kaa oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka...

Hawlgal lagu naafeeyey argagixisada oo Hiiraan ka dhacay

0
Balad weyne: Ciidamada Deegaanka Mabaax oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa weerar qorsheysan galabta Maqribkii ku qaaday koox Khawaarij ah oo...

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay danjiraha Denmark

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Denmark ee Soomaaliya, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo la dagaalamaysa kalluumaysiga sharci darrada ah

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta shir la yeeshay Xarunta La Socodka iyo Ilaalinta Kalluumeysiga (FMC) ee wasaaradda,...

Wafdi ka socda wasaaradda shaqada oo socdaal ku jooga Pakistan

0
Islamapad: Wafdi heer sare ah oo ka kooban 17 xubnood kana socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya ayaa booqasho rasmi ah oo...