Wararka Gudaha

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Badda ee XJFS oo soo dhoweyn u sameeyay Wafdi...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdi Heerkiisu Sareeyo oo ka socda Dowladda Turkiga

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Xildhibaannada BJFS oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeed Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo Maanta kulan yeeshay ayaa Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya. waxaana oggolaaday 144 xildhibaan,...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Kulan la qaatay Guddiyada Dib-u-Eegista Dastuurka Dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee...

Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay shir heer sare ah...

Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Nairobi ee Dalka Keenya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay Shir heer sare...

Wasiir-Dowlihii Hore ee Wasaaradda Amniga oo Bogaadiyey Guulaha laga gaaray Sugidda Amniga Caasimadda Dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir-Dowlihii hore ee Wasaaradda Amniga, Mudane Farxaan Cali Axmed, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa bogaadiyey Isbeddelka Amni ee laga dareemayo Caasimadda, isaga...

25-carruur Soomaaliyeed oo adeeg caafimaad oo muhiim ah ka helay Talyaaniga

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane ย Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo dhowaynayey carruur tiradoodu dhantahay 25 qof, kuwaas oo dalka...

Wasiir Daaโ€™uud Aweysโ€ Xukuumadda DanQaran waxay ahmiyad gaar siisay horumarinta Dalxiiska Dalkaโ€

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Daaโ€™uud Aweys Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ahmiyad gaar ah siisay horumarinta dalxiiska, isla markaana...