Wararka Gudaha

Wasiir Fiqi oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Gorgor

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada gaarka ah ee Gorgor ee Ciidamada Xoogga Dalka...

Culimada Soomaaliyeed oo Magaalada Muqdisho ku qabtay Banaan bax ay kaga soo horjeedaan farogelinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Banaan bax ka dhan ah xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada iyo Wadajirka Ummadda Soomaaliyeed oo Culimada Soomaaliyeed ay soo abaabuleen ayaa hadda ka...

Taliska ciidanka Booliiska oo warbixin ka soo saaray koox dhalinyaro abaabulan oo sameeyey banaan...

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu Bulshada Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in maanta oo ay Taariikhdu tahay 06-01-2026 Abaaro 10:55am Subaxnimo Xaafad ka mid ah Degmada...

Golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika oo soo saaray bayaan ku saabsan Soomaaliya

0
Addis Ababa (SONNA): Goluhu wuxuu si adag uga horyimid isla markaana cambeereeyay go’aanka hal dhinac ah ee ay Israa’iil ku aqoonsatay “Somaliland” oo qeyb...

Jaamacadda Carabta oo cambaareysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa

0
Qaahira: Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Mudane Axmed Abul-Qeyd, ayaa si adag u cambaareeyay booqashada uu maanta, 6-da Janaayo 2026, Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay socdaalka wasiirka arrimaha dibadda Isreal ee Hargeysa

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duullaankii qaawanaa ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’!!l uu...

Wafdi Ballaaran oo ka socday Dowladda Turkiga ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi ballaaran oo ka socday Dowladda Turkiga. Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ay ka Sameeyeen Gobolka Gedo ku dilay Dhagarqabayaal ka...

0
Gedo(Wargeyska Dalka) :- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay howlgal si heer sare ah loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Cilaan, oo qiyaastii...

Madaxwaynaha Qaranka oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo howlgalladii ugu...

Wasiirka Warfaafinta oo bogaadiyay Doorka Wakaaladda SONNA xilli ay u Dabaaldegayso Sanad guuradii 62-aad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta  dhambaal hambalyo iyo bogaadin u diray maamulka iyo shaqaalaha...