Taliyaha Guutada Lixaad ee Qaybta 60-aad oo Tababbar u soo Xiray Cutubyo ka Tirsan...
Muqdisho(Wargeyska Daka):-Taliyaha Guutada 6-aad ee Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, G/le Dhexe Liibaan Yuusuf Gare, ayaa Tababar u soo xiray Cutubyo ka Tirsan...
Ciidanka Ammaanka oo Gacanta ku Dhigay Dhagar Qabe ka tirsan Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Ammaanka ayaa Gacanta ku Dhigay Dhagarqabe ka Tirsanaa Khawaarijta, una Qaabilsanaa Degmada Baardheere falalka Amni-Darrada iyo Curyaaminta Dhaqaalaha Shacabka.
Dhagar Qabe Maxamuud Shariif...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta xarigga ka jaray Baakin casri ah oo laga Hirgeliyey...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta si Rasmi ah Xarigga uga jaray Baakin...
Dowladda Soomaaliya oo Dhambaal Taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda Dawladda walaalaha nahay ee Qatar taas oo ku...
Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go’aankii xadgudubka ahaa ee Israa’iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed...
Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go’aankii xadgudubka ahaa ee Israa’iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, qaar ka mid...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliya, isagoo diiradda saarey arrimaha dib u heshiisiinta iyo faragelinta ay Israel ee ka...
In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
Ciidamada Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo beegsi ah ka fuliyay deegaanka Buur Eylo oo ka tirsan Degmada Buur Hakaba...
Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo jimca ah khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa...










