Wararka Gudaha

BIDAARTII LA QARIN JIRAY MA LA SOO QARXIYEY?

0
Waxaa ka dhacy kala orod ka dib markii amar ka soo baxay maamulka Gobolka Banaadir lagu sheegay in koofiyadaha marka laga reebo kuwa sunnada...

10 TALAABO OO SARE U QAADAYSA KALSOONIDA QOFKA

0
Marka ugu horreysaa waa maxay kalsooni Kalsoonida waxaa ugu muhimsan kalsoonida aad ku qabto dadnimada naftaad, kalsoonida aad ku qabto diintaada iyo kalsoonida aad ku...

Madaxweynaha JFS oo booqday xarunta Shirkadda Huawei

0
Beijing: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay...

Warbixinta Toddobaadka ee waxqabadka Dowladda F.Sooomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgelayaa Shir Madaxeedka Shiinaha iyo Afrika oo ka dhacaya magaalada Beijing ee Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha. 2- Madaxweyne...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa Shiinaha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada Beijing. Labada Madaxweyne...

Qaramada Midoobay “Gaza waxaa ka taagan xaalad bini’aadanimo oo daran”

0
Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa sheegay in in ka badan hal milyan oo qof oo ku nool bartamaha iyo koonfurta Gaza bishii Agoosto...

laamaha amniga Mudug oo gacanta ku dhigay gaari siday sahay ku socotay khawaarijta

0
Ciidamada laamaha amniga Gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay laba eedeysane iyo gaari ay wateen oo ku socday deegaanada Dumaaye Iyo Dabalo ee dhaca...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shir doceed ku saabsan iskaashiga dhaqaalaha bulluugga ee soomaaliya...

0
Beijing: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir doceed muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya iyo...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya

0
Doha: Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ku dhawaaqday in canshuurta gadista laga joojiyay isbitaalada

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Cabdiqafaar Cilmi Xaange, oo khudbad ka jeediyay Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano ee Isbitaalka Demartino, ayaa sheegay in canshuurta...