Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Algeria
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari iyo wafdi uu...
Wasiirka Howlaha Guud XFS “Qorshaha dib u dhiska waddooyinka iyo casriyeynta magaalada meel fiican...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS Dr Cilmi Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wadanku uu ka soo kabsananaayo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar...
Wakiilada Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo booqday Jaamacadda Umadda
Wafdi ka socday Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo maalmahaan qayb ka ahaa Shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, ayaa...
Hey’adda MSF oo warbixin cusub ka soo saartay dagaalka Gaza
Warbixin cusub oo ay soo saareen dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa lagu sheegay in ay jiraan calaamado cad oo muujinaya in ciidanka...
Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee 20-ka Disembar
20-ka disember waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xaflad uga qeybgalay Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlad...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wafdi ka socday...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdullahi Cumar ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula la qaatay Wafdi ka socdo Midowga...
Wasiiru-dowlaha Gaadiidka XFS oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Baydhabo
Baydhabo -Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Cabdikariim Cabdow Xaydar oo maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka, Diyaaradaha iyo Xarunta Duulista...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray garoonka Aadan Cadde
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle gaar ahaan qaybaha...










