Turkiga oo markab gargaar wada u soo diray Soomaaliya
Istanbul: Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida shixnad gargaar ah, kaas oo loogu talagalay dadka nugul...
Wasiirka gaashaandhigga “Waxaa naga go’aan dhismaha ciidan tayo iyo tababar wanaagsan leh”
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo saraakiisha Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kuliyada tababarrada Ciidamada Soomaaliya ee Turkisom ee...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirka Bangiyada dalka
Ku simaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta soo xiray shirka Sanadlaha ah ee...
Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro oo ah kabka miisaaniyadda...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir muhiim ah waxa uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson...
Wasiirka Waxbarashada oo kulan aaladda fogaan aragga ah kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah la yeeshay dhigiisa Wasiirka...
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka oo ay soo...
Dibad bax lagu weyneynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Nairobi
Isu soo bax ballaaran oo lagu weynaynayay dhalashada Xabiibkeena Muxamed (NNKH) oo ay ka qeybgaleen Culimaa’udiin ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Munaasabadan...
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee BJFS oo qabtay Munaasabadda Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH)
Munaasabad lagu xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxammad NNKH oo uu soo qaban qaabiyay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi...
Wasiirka Amniga XFS oo soo xiray tartan Qur’aanka Kariimka ah oo loo qabtay qaar...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tartan Qur’aanka Kariimka ah...










