Wararka Gudaha

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee...

Wasiirka Amniga XFS oo xilka u kala wareejiyay Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska iyo...

0
Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)ย  iyo Taliyaha cusub ee Ciidankaย  Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska...

NISA oo fashilisay shabakad falal amni darro ah ka wadday Muqdisho

0
Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban Shan xubnood kuwaasi oo ku howlanaa falal amni...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in horumarinta wax-soosaarka gudaha ay fure u tahay yareynta...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay muhiimadda ay beeraha u leeyihiin horumarinta dalka iyo kobcinta dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka UNOPS ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Alaโ€™a Nemer oo ah u qeybsanaha Soomaaliya ee Xafiiska...

Ku dhowaad 4,000 Arday oo u fariisatay Imtixaanka ku biirista Jaamacadda Ummadda

0
Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Ardaydii ugu badneyd ay sanadkan u fariisatay Imtixaanka ku biirista Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyaga oo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay horumarinta Dhallinyarada iyo Isboortiga dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Daccรฒ Coppi. Labada...

Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo Washington uga qaybgalay shir ku saabsan ciribtirka ISIS

0
Washington: Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa guddoomiyay shirka wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS oo ka dhacay magaalada Washington DC. Shirka oo...

Turkiga oo markab gargaar wada u soo diray Soomaaliya

0
Istanbul: Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida shixnad gargaar ah, kaas oo loogu talagalay dadka nugul...