Wararka Gudaha

Wasiirka Dekadaha XFS oo ka mahadceliyay meelmarinta Is-afgaradka Dekadaha ee Badweynta Hindiya

0
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa mahadcelin u jeediyey Golaha Wasiirrada oo maanta meel mariyey Is-afgaradka ka dhexeeya...

Golaha Wasiirada XFS oo maanta ka hadlay qodobbo muhiim u ah dadka iyo dalka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ka hadlay amniga dalka, howlgallada socda ee ay wadaan Ciidamada Qaranka,...

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay deegaannada kulaala Kudhaa

0
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab oo garab ka helaya ciidammada Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa ku dhaqaaqay howgal lala beegsaday firxadka maleeshiyaad ka tirsan...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Qadar kula kulmay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha ee dalkaasi

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Ganacsatada Gobolka Banaadir

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah xubno ka socday Ganacsatada Gobolka...

R/Wasaare Xamsa oo bogaadiyay ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan deegaanka Kudhaa

0
R/Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhambaal isugu jiray hambalyo iyo boogaadin u diray  ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland, kadib...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay safiirka Turkiga

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Arbacada maanta ah waxa uu kulan gaar ah la yeeshay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Uganda oo mar kale la doortay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada hadal taleefan la yeeshay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Yugaandha, Mudane Yoweri...

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Heshiiska lagu Dhisay Urur Goboleedka IGAD

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 30-aad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha...

Wasiirka Warfaafinta XJFS oo Shacabka iyo Warbaahinta u diray Hambalyo ku aaddan Xuska Maalinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa Hambalyo diirran u diray Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Bahda...