Wararka Gudaha

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Xeebta Liido waqti kula qaatay Shacabka Caasimadda

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta Xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis waxa uu waqti kula qaatay Shacabka Muqdisho oo...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Xeebta Liido waqti kula qaatay Shacabka Caasimadda

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta Xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis waxa uu waqti kula qaatay Shacabka Muqdisho oo...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo oggolaaday Daabolidda Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa oggolaaday in dalka lagu soo daabulo shaqaalaha Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay dhacdadii Ceelbaraf

0
Ceelbaraf: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka hadlay weerarkii ka dhacay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka...

Shirkadda Rotana oo ku dhawaaqday in ay Muqdisho ka dhiseyso hotel Five Star ah

0
Maamulka Shirkadda Rotana oo ah shirkad maamusha hoteello badan oo ku yaalla dunida ayaa ku dhawaaqday dhismaha Hotelkii u horreyay oo Five Star ah...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo boogaadisay wiil Soomaali ah oo galay kaalinta 2 aad...

0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa ka qayb gashay daawashada tartanka feerka ee heerka dhexe,kaas oo uu wiil Soomaali ah...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qabatay kulan la xiriiray falanqeynta baaqii Ankara

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa qabatay kulan heer sare ah oo ay ka soo qeybgaleen aqoonyahanno Soomaali ah,kaas oo khuseeyay...

Israel oo in ka badan 60 ruux ku dishay Gaza iyo Yemen

0
Agaasimaha cisbitaalka Kamaal Adwan ee woqooyiga Gaza ayaa sheegay in ilaa 50 qof ay ku dhinteen duqeyn ay Israel  ku fulisay dhismo ku dhow...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qeybaha Bulshada Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Talo-wadaag ah kula qaatay qaar ka...