Wararka Gudaha

Wasiirka Amniga XFS oo Doha kula kulmay wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha Qatar

0
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa dalka Qadar kulan kula la qaatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha wadankaas Qatar Cabdilcasiis Bin Faysal...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta Daryeelka Dhaawacyada iyo Xaaladaha Deg-degga ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Daryeelka Dhaawacyada iyo Xaaladaha Deg-degga ah oo loogu...

Shir ku aadan Mashruuca kaydka biyaha ee Jowhar oo Muqdisho lagu qabtay

0
Shirka hordhaca qeybta farsamada si loogu diyaar-garoobo daahfurka Mashruuca kaydka biyaha ee Jowhar (Jowhar Offstream Storage Project) ayaa shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Inta uu...

Wafdi Ka socda DFS iyo QM oo Booqday Mashaariicda Sanduuqa Wadajirka ee Ka Socda...

0
Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa shalay booqday mashaariic muhiim ah oo...

Wasiirka Difaaca XFS oo qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika...

Golaha shacabka oo ka dooday hindise sharciyeedka tacliinta sare

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka...

Wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda oo qaabilay wakiilka Jarmalka ee geeska Afrika

0
Wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda FS mudane Cali Cumar (Cali Balcad) oo ay weheliyaan agaasimaha waaxda Yurub iyo Ameerika...

Ciidamka xoogga dalka oo hawlgal ka fuliyey gobollada Baay iyo Bakool

0
Baydhabo: Ciidanka xoogga dalka Spomaaliyed ayaa maanta hawlgal qorshaysan waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobollada Baay, Bokool iyo Gedo. Hawlgalka oo la doonayey in...

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay kobcinta dhoofka xoolaha Soomaaliyeed

0
Masqad: Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed oo booqosho rasmi ah ku jooga saldanadda Cumaan ayaa maanta heshiis...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Jarmalka u qaabilsan geeska Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska...