Wararka Gudaha

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan...

0
Bakool:- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan geesiyaasha ka tirsan Ururada 93-aad iyo 96-aad ee Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo lagu...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 4-ta July, 2025 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatey xubnaha mucaaradka ee...

Danjire Cabdicasiis Maxamuud oo waraaqihii aqoonsiga ku wareejiyay Madaxweynaha Poland

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee aan deganayn Cabdicasiis Maxamuud Maxamed ayaa warqadaha aqoonsiga ku wareejiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Poland Andrzej Duda. Danjire Cabdicasiis Farabadane oo ka...

Bulshada Warshiikh oo helay adeeg caafimaad oo xagga indhaha ah

0
Ku dhawaad 300 oo ruux oo kamid ah dadka Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta adeegyo caafimaad oo wax ka taraya cudurada...

Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isku diyaarinaya todobaadka soo socda inuu martigeliyo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu si uu u riixo xabbad-joojin dhexmarta Israel...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo boogaadisay kaalinta waxqabad ee Sacuudi Carabiya

0
Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS,gaar ahaan Agaasimaha Waaxda Carabta  Mudane Maxamed Xasan Maxamed iyo Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya...

Shirkii golaha wasiirada oo lagu ansixiyey heshiis is-af-garad u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Masar

0
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey heshiis is-af-garad u dhaxeeya Dowladaha...

Golaha wasiiradda oo ansixiyey 9-ka Murrashax ee Guddiga Xuquuqul Insaanka

0
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa si aqlabiyad ah u ansixiyay 9 Murrashax ee Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ),...

Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey kulankii hoggaanada Booliiska

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir gudoomiyey kulanka todobaadlaha ee hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan oo looga hadlay...

Ciidanka deegaanka oo shabeellaha dhexe ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

0
Ciidanka xaq u dirirka deegaanka ee Macaawisleyda ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Guullane ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay laba horjooge...