Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay madaxda Hay’adda SOS
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA Md.Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareeysa Hay’addaha SOS Germany...
Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay kulanka 150-aad ee Baarlamaanka Adduunka
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan labada Aqal ee...
Guddiga Qaran ee Taageeradda la-dagaallanka Khawaarijta oo kulankoodii ugu horeeyay yeeshay
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Guddiga Qaran...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kormeeray mashaariic iyo goobo ganacsi oo Soomaali leeyihiin
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibrahim Abdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qeyb ka ahaayeeen diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka...
R𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚, 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji...
Ra’iisul Wasaare Xamse “ Booqashada Laascaanood waa mid qorsheysan oo lagu xoojinayo xiriirka XFS...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlayay munaasabadda xil wareejinta Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay in dhawaan socdaal qorsheysan ku...
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo ka qeybgalay kulanka dhiggiisa Baarlamaanka Adduunka
Tashkent-Uzbekistan:-Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) oo safar shaqo ku jooga wadanka Uzbekistan ayaa ka qeyb galay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Uganda
Kampala: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Taliyihii guutada 14-ka October ee xoogga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada, Ciidanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, geerida Alle ha u naxariistee,...
NISA oo fulisay lix howlgal oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo fulisay 6 howlgal oo lagu dilay in ka badan 80 xubnood oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo...










