Madaxweynaha JFS oo gaaray Itoobiya
Addis ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka...
Kulan ciyaareedka Nabadda oo ka socda Muqdisho
Isu imaatin Dhallinyaro oo muujinaya Isbedelka iyo horumarka Amniga Caasimadda ka jira ayaa ka soconaya Tuullada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho.
Kulan ciyaareedka Nabadda ayaa si...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka wasiirada warfaafinta Carabta ee Kuwait
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa magaalada Kuwait ee dalka Boqortooyada Kuwait kaga qeybgaley munaasabadda daahfurka...
Ciidanka Xoogga oo Sh/Hoose ku weeraray kooxo khawaarij ah
Ciidanka Xoogga ayaa Howlgal qorsheysan oo ka dhacay Sh/Hoose cagta ku mariyay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ku sugnaa deegaanno ku teetsan Degmada Aw-dheegle...
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo shir muhiim ah la qaatay Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika.
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa shir muhiim ah magaalada Nirobi kula yeeshay Madax ka...
Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo shirguddoomiyay kulan la xiriiray amniga guud ee dalka
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyey kulan ku saabsanaa xoojinta ammaanka guud ee dalka iyo dardargalinta howlaha ku...
Madaxweynaha JFS oo booqday xarumaha shidaalka, kumaandooska iyo adeegyada casriga Azerbaijan
Baku, Febraayo 13, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarummo muhiim ah oo ku yaalla magaalada Baku ee caasimadda...
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐๐ซ-๐๐ข๐๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-Nidaamiyaha Xukuumadda, kaas oo hagaya howlaha waaweyn ay xukuumaddu u...
Soomaaliya iyo Muritaaniya oo iska kaashanaya ka hor tagga masiibooyinka
Kuwait:-Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, oo hoggaaminaya wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeyb-galaya Madasha 6-aad ee Dalalka Carabta ee Yaraynta Khataraha...
Bandhigga Suuq weynaha Muqdisho oo galay maalintii labaad
Bandhigga oo sanadkii 6-aad ka qabdoomay magaalada Muqdisho wayaa galay maalinkii labaad ka dib markii uu shalay daah furay Raโiisul Wasaare ku xigeenka xukuummadda...










