𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐨𝐲𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐮𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐟𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐘𝐞𝐦𝐞𝐧
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowladda Yemen ee Soomaaliya, Mudane Fadel Cali...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya Lionel Laurens iyo masuuliyiin sare oo Xafiiskiisa...
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Tababbar u furay Guddi-hoosaadyada Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda, Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa si rasmi ah u daahfuray wajiga labaad ee Tababbarka Guddi-hoosaadyada Wasaaradaha iyo...
Wasiirka Amniga oo guddoomiyey shir looga hadlayay dardargelinta howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha Hey’adda Socdaalka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo si rasmi ah u furay Kulanka Dowladda iyo Bulshadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Dowladda iyo Bulshadda Rayidka ah.
Wasiir...
Hay’adaha DFS oo isugu yimid kulan looga hadlayay Qorshaha Qaran ee la dagaalanka...
Hay’adaha dowladda federaalka ayaa maanta isugu yimid kulan muhiim ah oo lagu lafagurayo, laguna ansixinayo Qorshaha Qaran ee Soomaaliya ee la dagaalanka isbeddelka cimilada.
Kulankan...
Shir u dhaxeeyay Danjireyaasha Wadamada Afrika oo lagu soo gabagabeeya Magaalada Mombasa
Waxaa Magaalada Mombasa lagu soo gaba-gabeeyay shir wada-tashi ah oo u dhaxeeyay Danjireyaasha Wadamada Afrika ee fadhigoodu yahay magaalada Nairobi iyo Addis Abbaba, isla...
Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay in Ukraine iyo Rashia ay yeeshaan wadahadal toos ah oo aan ku xirneyn wax shuruud ah,isla markaana...
Shirka guddiga qeybta Furdooyinka ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo lagu soo...
Magaalada Arusha ee dalka Tanzania waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka arrimaha Furdooyinka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kaas oo ay isugu yimaadaan agaasimayaasha...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha G/Banaadir
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Masar Amb. Cali Cabdi Awaare ayaa Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...










