Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee BFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo oo ka dhacay xarunta...
Golaha Wasiirrada XFS oo bogaadiyay howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyay howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaleysanaya qeybo...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ Biixi ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ m๐๐๐๐ฑ๐๐ s๐๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐ h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ d๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ญ๐
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay masโuuliyiin...
Wasiir Beene-beene oo la kulmay wakiilka UNICEF ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud, Mudane Maxamed Shire, ayaa magaalada Muqdisho...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Ergayga Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay madaxa Ergayga Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya, Danjire Cabdalla Al-Cuteybi, oo ay...
Taliyaha Boliiska oo guddoomiyey kulan ku saabsan xoojinta amniga
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kullan Saraakiisha Amaanka ee Gobalka Banaadir ugu diyaar garoobayaan sugidda Amniga Doorashooyinka...
Wasiirka duulista hawada oo la kulmay wasiirada duulista hawada ee dowlad goboleedyada
Wasiirka gaadiidka iyo Duulista hawada dowladda FS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa kulan Muqdisho kula yeeshayย Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Dowlad-goboleedyada Hirshabeele, Galmudug iyo...
Guddiga Qaran ee taageerada dagaalka Khawaarijta oo booqday isbitaalada caasimadda
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, anha Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Taageerada La-dagaallanka Khawaarijta Al-Shabaab iyo Daacish.,...
Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo la kulantay mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas
Beijing : Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Cismaan Cabdi ayaa maanta kulan la yeelatay Agaasime ku-xigeenka Waaxda Afrika ee Wasaaradda arrimaha...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya heshiis deyn cafin ah la saxiixday sanduuqa lacagta Carabta
Kuwait City: Xilli uu magaalada Kuwait uu ka soconayo Shirka sanadlaha ah ee Heyโadaha Maaliyadda Dalalka Carabta ayaa Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan...










