Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka uga ah Geeska Afrika...

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo gaaray magaalada Baydhabo

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Dowlad goboleedka...

Wasiirka Qorshaynta XFS oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha cusub ee Kooxda Deeq-bixiyeyaasha Soomaaliya

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu weheliyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Cabdifataax Xasan, ayaa...

Shirweynaha 15aad ee Daraasaadka Soomaaliya oo maalintiisa 3-aad galay

0
Shirweynaha Meertada 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed ayaa maalintiisa 3-aad galay, kaas oo lagu soo bandhigay warbixinno iyo doodo muhiim u...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay guddiga Madabanaan ee doorashooyinka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka...

Kulan dib-u-eegis loogu sameynayo Qorshaha Horumarinta Waxbarashada (2022-2026) oo Muqdisho ka furmay

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay kulan labo cisho soconaya oo dib-u-eegis loogu sameynayo Qorshaha Horumarinta Waxbarashada (2022-2026). Kulanka...

Guddoomiyaha aqalka sare oo kulan la yeeshay gudiyada dib u eegista Dastuurka

0
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi...

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmayGuddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

0
Qaahira: Safiirka Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta booqasho ugu tagay...

Shirka Amniga Qaranka oo looga hadlay Istaraatiijiyadda xoojinta Amniga Dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta ku qabsoomay xafiiska Amniga Qaranka. Shirkan ayaa ku saabsanaa...

Wasiir Maareeye oo daahfuray kulan aqoon isweydaarsi kor loogu qaadayo tayada wasaaradda Beeraha

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa furay kulan aqoon isweydaarsi lagu xaqiijinaayo baahiyaha iyo awooda (Capacity Needs Assessment)...