Wararka Gudaha

.Agaasimaha hay’adda socdaalka oo la kulmay safiirka Mareykanka

0
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Dhuxulow oo ay wehliyaan agaasime waaxeedyada hay’adda ayaa kulan la qaatay Safiirka dowlada Mareykanka ee...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay safiirka Turkiga

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay maanta Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper...

Wasiir Khadiija Makhsuumi oo qaabishay Madaxa Ilaalinta xuquuqda Aadanaha ee hawlgalka UNTMIS)

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS  Khadija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Kirsten Young madaxa ilaalinta xuquuqda Aadanaha hawlgalka...

Dowladda Imaaraat-ka oo hay’adda SoDMA ku wareejisay 700 Ton oo raashiin ah

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi kala wareegay deeq raashin...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Amb. Wang Yu Ambassador iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray Dekadda Muqdisho

0
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku...

Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo warqadaha aqoonsiga Danjiranimo u gudbiyay agaasimaha habmaamuuska Qaranka...

0
Danjiraha cusub ee dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday dalka Hindiya , mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kampala

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kampala

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa...