Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: “Hindisaha Muqdishada Cusub wuxuu fure u yahay Horumarka Dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Madashada Hindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray hindisaha horumarinta “Muqdishada Cusub”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daahfurayay hindisaha horumarinta “Muqdishada Cusub,” oo ay ku jiraan dhismaha garoon...
Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo la kulantay Ganacsatada, Ardayda, iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada...
Guangzhou: Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman, ayaa toddobaadkan ku guda jirtay booqashooyin ay ku qiimeyneyso xaaladaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobollada...
Wasiirka Gaadiidka XFS oo ka hadashay fursadaha uu keeni doono Garoonka Cusub ee Muqdisho
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal, ayaa ka hadashay fursadaha ka dhalan doona mashruuca cusub ee “Muqdishada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka warbixiyay heshiisyada ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Tansaaniya
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowday ee Tansaaniya ayaa wada-hadallo heer sare ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu xoojinayo xiriirka taariikhiga...
Soomaaliya iyo Tanzania oo heshiisyo muhiim ah ku kala saxiixday Muqdisho
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ayaa ku heshiiyay iskaashi ballaaran oo ku aaddan arrimo muhiim ah, kaddib markii ay magaalada Muqdisho...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaaladda dalka Suudaan ka dhagaystay siihayaha safaradda Jamhuuriyadda Suudaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar Axmed Baabakir oo uga...
Israel oo duqeysay Gaza iyo goobo muhiim ah oo ku yaalla Yemen
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Qaza, iyagoo dhulka go’doonsan ee woqooyiga ku dilay ugu yaraan 16 falastiiniyiin ah oo ay...
Soomaaliya oo Martigelisay Wafdi Heer Sare ah oo ka socda Dalka Tanzania
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa casho sharaf u sameysay mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan dowladda Tanzania, iyadoo la xoojinayo xiriirkii diblomaasiyadeed ee soo jireenka ah...
Madaxweynaha JFS oo casho sharaf u sameeyay Aqoonyahannada ka qaybgalay Shirweynaha 15aad ee Daraasaadka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo mas’uuliyiinta ka qeyb-galay Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga...










