Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya oo Maanta u tagaya Addis Ababa sii ambaqaadista Heshiiskii...
Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Balcad, ayaa maanta gaaraya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia,...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka isaga...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka sareya guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta gaaray deegaanka Xawaadley Gobolka Shabeellaha Dhexe,halkaa oo dhawaan jab xooggan lagu...
Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa xalay casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,...
Howlgal lagu soo qabtay xubno katirsan khawaarijta oo laga sameeyay gobolka Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Hay,adda Nabada sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa xalay howlgallo waxa ay ka sameeyeen xaafaadaha ay ka kooban...
Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo isku dhiibay ciidamada Dowladda
Horjooge Dooyow Osmaan Ali Oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Booliska gaarka ah Koonfur Galbeed ee ku sugan degmada Buur-Hakaba ee...
Ra’iisul wasaare Xamse oo xilka u kala badalay 2-wasiir, wasiir kalena magacaabay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul...
Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka degmada Garbahaarey ee...
Garbahaarey:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo ururrada...
Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulanka Dib u eegista Howlaha u qabsoomay hay’adda sanadkaan 2024
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa daahfuray kulanka Dib u eegista Howlaha SoDMA u qabsoomay sanadkaan sii idlaanaya ee 2024...
Soomaaliya oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee EASF
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u...










