Munaasabad lagu taagerayo doorashooyin qof iyo ah oo muqdisho lagu qabtay
Munaasabad lagu taagerayo doorashooyin qof iyo cod ah oo uu soo qaban qaabiyay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa lagu qabtay...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ด๐ฎ๐ -๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ฎ๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐ด๐ฎ๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay dhismaha cusub ee garsoorka dalka oo loo dhisayo qaab casri ah, kaas...
SoDMA iyo WFP oo kawada hadlay arrimaha gar-gaarka dalka
Guddoomiyaha hayโadda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, mudane, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hayโadda SoDMA ku soo dhaweeyay madaxa hayโadda Cunnada Adduunka (WFP) ee...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas...
Cisbitaalka Balcad oo yeeshay Xarun qaabilsan hooyada iyo dhallaanka
Qaar kamid ah xubnaha lada gole ee XFS ayaa maanta xarigga ka jaray qeybta hooyada iyo dhallaanka ee lagu kordhiyay cisbitaalka Degmada Balcad oo...
Madaxda Ganacsiga XFSโDowladda waxaa ka goโan in dalka laga hirgaliyo mashaariiic wax ku ool...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Cismaan Daallo oo ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta ayaa sheegay in ay socdaan barnaamijyo maalgashi ah oo...
Israel oo geysatay xasuuq, ka hor xabbad-joojinta la filayo Axadda soo socota
Ugu yaraan 87 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan 21 carruur ah iyo 25 haween ah ayaa lagu dilay weerarrada Israaโiil ee Gaza tan...
Wasiir Fiqi oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Suudaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo sheegay in xoogga la saaray horumarinta sharuucda Garsoorka
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dowlad wanaag laga shaqeyn karin oo musuqmaasuq la ciribtiri karin,...
Wasiirka Deegaanka iyo Madaxa Bankiga Adduunka oo kulan muhiim ah yeeshay
Nairobi- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaaliya Midane Bashiir Maxamed Jaamac iyo Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulan...










