Wararka Gudaha

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo gaaray heshiis iskaashi oo dhinaca garsoorka ah

0
Algiers: Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda dowladda Aljeeriya mudane Lotfi Boudjemaa ayaa magaalada Algiers ee...

Hay’adda NISA oo Faahfaahin ka bixisay Howgal lagu Dilay Dhagar Qabe Horjooge ahaa oo...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa Howlgal si Guul leh u dhacay, oo ay 8-dii...

Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo xaqiijisay Shil Diyaraad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Maareeyaha Hayโ€™adda Duulista Rayidka Mudane Axmed Macalin Xasan ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in Diyaarad Rakaab sida ay Shil ku gashay Garoonka...

Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi

0
Ankara(Wargeyska Dalka):- Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hayโ€™adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Tรผrkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU) oo lagu...

Tababar ku saabsan qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Muqdisho lagu qabtay

0
Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund โ€“ GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs Assessment โ€“ RNA) iyo...

Wasiirka amniga oo la kulmay madax ka tirsan boqortooyada Sucuudiga

0
Riyad: Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan la yeeshay Wasiir...

DEGDEG: Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Saakow

0
Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal guul ku dhammaaday ka fuliyay bannaanka magaalada Saakow ee gobolka Jubbada...

Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo Maanta kulan la qaatay Wasiiru-Dowlaha Iskaashiga...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee...

Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caafimaadka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa Magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay...