MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA
Arusha- Wargeyska Dalka- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arushaee dalka Tanzania, halkaasi...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee marxuum Janaraal Maxamed Cali Abokor oo ka mid...
Gubadleey oo u gudubtay wareega 3-aad Tartan cilmiyeedka warbaahin Qaranka
Degmada Gubadleey oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Dhahar oo iyaduna...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka aragga carruurta ee dhigata...
Barnaamij lagu afurinaayo dadka barakacayaasha ah oo ka socda Muqdisho
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalin kasra si rasni ah loga fuliyaa barnaamij samofal ah oo loogu talagalay in lagu taageero dadka barakacayaasha...
Madaxweynaha Soomaaliya oo xubnaha 2-da Aqal xalay ku maamuusay kulan afur ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan affur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey...
Kaaraan iyo Deyniile oo u gudbay wareegga 3-aad ee tartan cilmiyeedka Ramadaanka
Degmada Kaaraan ayaa xalay tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ka reebtay degmada Dharkeynleey,halka Degmada Daayniile ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Daarusalaam.
Degmooyinka Kaaraan iyo Daayniile ayaa kala helay 10 dhibcood iyo 16...
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS ayaa soo dhoweynaysaa ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo qaaday dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Ansixinta dastuurka ayaa...
Wasiirka Dekaddaha XFS oo ka mahad celiyey ansixinta heshiiska fududeynta Gaadiidka ee Badaha
Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirada uga mahad celiyey ansixinta heshiiska Fududeynta Gaadiidka Badda Caalamiga ah...
Golaha Wasiirrada XFS oo ka hadlay xaaladda dalka iyo qodobbo kale
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgaladdii ugu dambeeyay ee...










