Wasaaradda Warfaafinta oo war-saxaafadeed ka soo saartay colaadda Sokeeye ee ka aloosan qeyba ka...
WAR SAXAAFADEED
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay dhibaatooyinka ka dhashay colaadaha sokeeye ee ka aloosan gobolada...
Ra’iisul Wasaare Xamze “Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay ,waana fool xumo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee...
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ansixisey heshiisyo iyo shuruuc lagu tayeynayo awoodda hey’addaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray kulanka ansaxinta miisaaniyadda sanadka 2025
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta daahfuray kulanka ansaxinta miisaaniyadda sanadka 2025 oo tiradeedu tahay 101,274,78 (Boqol...
Ciidanka NISA oo howlgal lagu xaqiijinayo Amniga ka sameeyay Magaalada Baydhabo
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada.
Ciidanka ayaa baaritaano ku sameeyey...
Taliska Ciidanka Dhulka oo wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta,...
Shir ku saabsan la-tashiga hay’adaha dowladda ee wax ka beddelka cutubka 5-aad iyo 9-aad...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amb Ilyaas Sheekh Cumar oo ay weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo booqday Xarunta Guud ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti
Jabuuti: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti dhiggiisa dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Labada Madaxweyne oo...
Wadatashi ku saabsan Diyaarinta Qorshe Howleedka 2025 ee Hay’adaha Dowladda oo ka furmay Muqdisho
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta ku qabatay xarunta dhexe shir wadatashi ah oo lagu diyaarinayo Qorshe Howleedka Sanadlaha ee 2025 ee...









