Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta deg-degga ah ee SIPS

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta Deg-degga ah ee SIPS (Somali Instant Payment System). Nidaamka 𝐒𝐈𝐏𝐒 (𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚...

Israel oo dishay 10 ruux iyo 120 meyd oo laga helay Gaza

0
Ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah ayaa la dilay tiro kalena waxaa lagu dhaawacay weerar ay ciidamada Israel ku qaadeen daanta galbeed ,gaar ahaan magaalada...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida abwaan Cabdulle Geeda-naar

0
Jowhar- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Hirshabeelle geerida Allaha u naxariisto Abwaan Cabdulle...

Wasiir Cali-xoosh oo kulamo la qaadanaya qaybaha kala duwan ee bulshada Jowhar

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo shaqo ku jooga Hirshabeelle ayaa waqti la qaatay qaybaha kala duwan...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qeybisay dad danyar ah oo ku dhaqan Deyniile

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxa ay deeq gargaar raashin ah degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ugu qeybisay qoysas ka kooban...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomay abaalmarinta hoggaamineed ee Afrika

0
Davos: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, munaasabad lagu qabtay...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wasiirka arrimaha gudaha Finland

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Wasiirka arrimaha gudaha Finland, Ms Mari Rantanen,...

Duulimaadyada gudaha iyo dibadda oo sidoodii u sii soconaya (War-saxaafadeed)

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) iyada oo ka duulaysa bedqabka, habsami usocodka duulimaadyada iyo ilaalinta xuquuqda shacabka soomaaliyeed ee safraya, ayeey HDRS waxa ay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray qaar ka mid ah wasaaradaha dalka

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, Wasaaradda Deegaanka iyo...

Wasiir Fiqi oo kala hadlay xiriirka labo geesoodka dhigiisa Rwanda oo uu kula kulmay...

0
New York: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York, Wasiirka Arrimaha Dibadda...