Wararka Gudaha

Muhiimadda ay u leedahay Soomaaliya Xubinnimada Golaha Ammaanka (WARBIXIN)

0
Ka dib markii khamiistii la soo dhaafay ay si rasmi ah Soomaaliya ugu biirtay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kana mid noqotay 15-ka xubnood...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya George Conway oo horkacayay...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo kormeeray Ciidan tababar ku qaadanayo Xerada Ciidanka Birmadka ee Boliiska

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xerada Ciidanka Birmadka Boliiska ku kormeeray Ciidamo Tababar uga socdo xeradaa. Saraakiisha Hogaanka u haysa...

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddalka Cimilada, Sareeye-Guud...

Xubno ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

0
Hawlgalkan oo ay wadajir isaga kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa ka dhacay deegaanka Beerxaani oo qiyaastii 35km waqooyi galbeed...

Tababar loo soo gabogabeeyay agaasimayaasha 10-ka hay’adood ee ugu heshiis gelidda badan Dowladda

0
Ku-xigeenka Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Abdijamal Ismail Mohamed ayaa furay soona xiray tababar uu wajigiisa koowaad Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS maanta u...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐨𝐲𝐬𝐤𝐚

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada...

Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeyb galay Salaada Janaasada (AUN) askartii lagu dilay degmada...

0
Baled weyne;-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ,Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka...

Safaaradda JFS ee Serbia oo dirtay hambalyo ku aaddan sanad-guurada 61-aad Wakaaladda SONNA

0
Safaaradda Soomaaliya ee Serbia ayaa uga hambalyeysay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed SONNA sanad-guuradeedii 61-aad oo ku beegan Janaayo 5, iyagoo bogaadiyay doorka ay ka...

Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabbaaldegtay xuska 61-aad (warbixin)

0
Wakaaladaha wararka waa hey’ado u xilsaaran ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadinta  macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho weynta caalamka,waxayna wakaaladuhu u...