Wararka Gudaha

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA NABADDOON FAARAX CABDI WAARRE

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tacsi u diray qoyska oo ugu horreeyo madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Mudane Maxamed...

Tababar lagu baranayo Habka maamulka Garsoorka oo laga daahfuray Muqdisho

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Hon. Sulayman Mohamed ayaa ka qeyb galay daahfurka Tababar ku saabsan habka Maamulka Garsoorka oo lagu tababarayo Kaaliyeyaal cusub...

Ciidamada amniga Puntland oo kordhiyay howlgallada lagu ciribtirayo argagixisada By Dahir Aadan Cali Last...

0
Ciidamada amniga gobolka Bari oo howlgalo lagu xaqiijinaayo amniga ka wada Bosaaso ayaa soo bandhigay Qaraxyo Bambooyin iyo agabyo kale oo loo isticmaalo qaraxyada,Kuwaas...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad loogu dabaal degayey Aqoonsiga...

0
Diridhaba:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo Wasiir ku-xigeenka Macdanta iyo Batroolka Soomaaliya, Cabdiwahaab Cumar Caananuug ayaa magaalada Diridhabe...

Ra”iisulwasaare Xamse oo magacaabay isu-duwaha arrimaha haweenka ee xafiiska

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay marwo Aamina Axmed Samatar Isu-duwaha Arrimaha Haweenka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...

Wajigii 2-aad Xamas iyo Israel oo isweydaarsaday maxaabiis

0
Xamaas ayaa sii daysay afar haween ah,halka Israel ay sidoo kale wareejiyeen 200 oo ruux,kadib dhexdhexaadin ay sameeyeen saraakiisha Laanqayrta Cas ee ku sugan Gaza. Xamaas...

Ciidanka Ammaanka Boosaaso oo dilay xubin ka tirsan Khawaarijta

0
Boosaaso:-Ciidanka ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa toogtay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Daacish oo gudaha magaalada ku aasayay Qarax Miino oo uu doonayay in uu...

Nuxurka Heshiisyada Soomaaliya iyo Masar (WARBIXIN)

0
Soomaaliya iyo Masar ayaa dhawaan kala Saxiixday heshiisyo muhiim ah, kuwaasi oo ku qotoma wax wada qabsi, sidaasi awgeed ayay labada Madaxweyne waa Madaxweynaha...

Safiir Ilyaas oo ka qayb galay kulanka diyaargarowga Shirka tamarta Afrika

0
Daarasalaam:-Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Amb Ilyaas Xasan Cali ayaa ka qaybgalay kulanka u diyaar-garowga shirweynaha tamarta ee (Afrika Energy Summit) Kaas oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

0
Qaahira: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta...