Guddiga warfaafinta golaha shacabka oo kormeeray wasaaradda warfaafinta
Xubnaha Guddiga Warfaafinta, Wacyi-gellinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa iyagoo gudanaya waajibaadkaooda dastuuriga ah ee kor-joogteynta...
Wasiiru Dowlaha Isgaarsiinta oo kulan la qaatay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Qatar
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda JFS, Mudane Ahmed Diri, ayaa magaalada Doha kulan kula yeeshay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qatar, Mohammed bin...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo Axad ah kaga qeybgalay caasimadda Aljeeriya shirka caalamiga ah ee...
Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay Shebeellaha Dhexe
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan kasameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, howlgalkaas oo ujeedkiisu...
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ง๐๐ก๐
Agaasimaha Guud ee Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustafa Duhulow , ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mudane...
Galmudug oo la wareegtay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay Munaasabad ay ย Galmudug kula wareegtay Xaruntii loo diyaariyay Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobay ee...
Sacuudiga Carabiya oo ka jawaabtay codsiga Dowladda Soomaaliya
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Dowladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga jawaabtay codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo degmooyinka caasimadda.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray...
Shir ku Saabsan Maalgelinta Cimilada oo Muqdisho lagu Soo Gabagabeeyay
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir muddo shan maalmood socday oo looga hadlayay arrimaha isbeddelka cimilada iyo nidaamka helidda maalgelinta cimillada ee...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Degmada Hodan ka Daahfuray Qaybinta Kaarar-ka Codbixiyeyaasha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Hodan ka daahfuray qaybinta kaarar-ka codbixiyeyaasha doorashooyinka.
Guddoomiyaha Guddiga Hoosaadka Howlgallada Doorashooyinka Qaranka, Maxamed Amiin Xasan,...










