Guddiga doorashooyinka Qaranka oo shaaciyey deegaannada lagu qabanayo doorashada golaha deegaanka
Guddoomiyaha guddiga madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ka hadlay deegaanada lagu qabanayo doorashada golaha deegaanka ee lagu...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Faisal Shahkar oo ah Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay iyo wafdi uu...
Ra’iisul Wasaaare ku xigeenka XFS oo daah-furay qorshaha istaraatiijiyadda wasaaradda amniga
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay Qorshaha Istaraatiijiyadda Wasaaradda Amniga ee shanta sano ee soo socota ee...
Guddiga Qaran ee doorashooyinka oo kormeer shaqo ku maraya dowlad goboleedyada
Wafdi ballaaran oo ka socda guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa safar shaqo oo kormeer ah ku jooga dowlad goboleedyada dalka.
Guddiga ayaa...
Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo wali ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan
Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta Al-shabaab ayaa wali ka socda gobolka Hiiraan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay, iyadoo laga xoreeyay deegaanno muhiim ah.
Goobaha...
Guddoomiyaha maxkamadda sare oo Qaahira uga qaybgalay shir caalami ah
Qaahira: Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay shirkii 8-aad ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dastuuriga ah ee wadamada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tanzania uga qaybgalaya shirweynaha Tamarta Afrika
Daarusalaam: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta...
Deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo laga xoreeyey Khawaarijta
Baladweyne: Hawlgal ay ciidamada Qaranka iyo xoogaggga deegaanku ka sameeyeen degaanada bariga gobolka Hiiraan ayaa lagu guuleystay in laga xoreeyo degaanno dhowr ah oo...
Hay’adda socdaalka iyo INTERPOL oo kala saxiixday heshiis wada shaqeyn
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Booliska Caalamiga ah ee (Interpol) ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah. heshiiskan ayaa diiradda saari...
Saraakiil iyo saraakiil xigeenno tababar maanta uga bilowday Dhuusamareeb
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Col. Maxamed Dhagawayne ayaa maanta tababar uga furay magaalada Dhuusamareeb askar iyo saraakiil xigeenno ka tirsan...










