Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay agaasimaha fulinta ee xarunta ganacsiga caalamiga...
Geneva- Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Fulinta ee...
Yaa laga aqoonsan karaa Madaxda Daacishta Soomaaliya? (WARBIXIN)
Howlgal Militari oo ay iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidanka Cirka ee Mareykanka (AFRICOM) oo todobaadkaan laga fuliyay goobo ay ku dhuumaalaysanayeen haraadiga khawaarijta...
Wasiir Biixi oo ka qayb galay kulan looga hadlyay mashaariicda horumarineed ee waddamada gobolka
Addis Ababa- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia laguna qabanayo shirka 𝟐𝟑-𝐚𝐚𝐝...
Wasiir Fiqi oo ka qayb galay kulan heerkiisu sarreeyo oo lagu qabtay New York
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay kulan heerkiisu sarreeyo oo ahaa dood furan oo Golaha...
Wasiir Fiqi oo ka qayb galay kulan heerkiisu sarreeyo oo lagu qabtay New York
New York- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay kulan heerkiisu sarreeyo oo ahaa dood furan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray xarumaha Booliska
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Baarista Dambiyada ee CID, Qeybta Nabad-gelyada Wadooyinka, Dugsiga Tababarka...
Wasiirka Dekedaha XFS oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Amb; Alper Aktaş.
Labada mas’uul...
Wasiirka hawlaha guud oo Marooko uga qaybgalay shir caalami ah
Rabat: Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta dowladda FS Dr Cilmi Maxamuud Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Rabat ee...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay agaasimaha ururka ganacsiga Adduunka
Geneva: Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac oo hoggaaminaya wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta magaalada...
Madaxweynaha Uganda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya
Kampala: Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo ah safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta Uganda ayaa maanta si rasmi ah ugu gudbisay waraaqaha aqoonsiga...










