Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka oo lagu qabtey Muqdisho.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ciidamada Xoogga Dalka...
Saraakiisha ciidanka 60-aad oo lagu wareejiyay deeq xoolo nool ah
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed mudane Abdullahi Haji Hasan ayaa manta deeq xoolo ah gaarsiiyay ururka 95 guutada 9 ee qeybta 60-aad ee...
Wasiir Fiqi “Dowladda Soomaaliya waxay guullo waaweyn ka gaartay Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee dalka”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaalliya ay ku guuleystay...
Wasiirka Maaliyadda XFS iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo yeeshay kulan miro dhal ah
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka ayaa yeeshay kulan xasaasi ah,iyadoo si gaar ah looga arrinsaday arrimaha mudnaanta...
Qunsulka Dowladda Soomaaliya ee Sacuudi Carabiya oo kulan muhiim ah la qaatay Amiirka Gobolka...
Qunsulka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya Mudane C/weli Xirsi C/lle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Najraan...
Labada Gole oo boogaadiyay qeybaha ciidanka ee dagaalka kula jiro khawaarijta
Qaar kamid ah xildhibaanada labada Aqal ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu taageeraayey qeybaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku howlan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha Mr....
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Nairobi ayaa kulan miro-dhal ah...
Nairobi:-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Dhuxulow oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan miro-dhal...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa ku bogaadiyay Ciidamada xoogga guulaha muhiimka ah ee ay ka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, guulaha muhiimka ah ee ay ka gaareen dagaalka Khawaarijta,...
War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka Khawaarijta oo Muqdisho ka socday
War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka Khawaarijta oo maalmahaan magaalada Muqdisho ka socday,shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay in ka badan 700...










