Guddoomiye Cabdikariim Axmed Xasan” Waxaa diyaar ah 17-urur siyaasadeed oo ka qeyb qaadanaya doorashada...
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariim Axmed Xasan oo shahaadada rasmiga ah ee Ururnimo gudoonsiiyey 12 Urur oo soo biixiyey shuruudihii looga...
Wasiirka Qoyska iyo horumarinta Xuquuqul insaanka DF oo kulan xog-wareysi ah la yeelatay wasiiradii...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan wadatashi ah kula qaadatay Wasiirradii hore ee...
Ciidamada Daraawiishta Puntland oo fuliyay howlgal lagu laayay kooxda Daacish
Ciidamada daraawiishta Puntland ayaa Howlgallo Xiiriir ah ka waday Saacadihii ugu Danbeeyay Buuralayda Calmiskaad ee Gobalka Bari Gaar ahaan Togga Miiraale iyo Deegaanada ku...
Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo safar shaqo ku jooga Nairobi ayaa la kulmay madaxda...
Nairobi:-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga Nayroobi ayaa la kulmay madaxda...
Khawaarijta oo Hoobiye ku dishay Carruur u socotay Dugsi Qur’aan
Carruur isku qoys ahaa oo u socday dugsi Qur’aan ayaa hoobiye ay Khawaarijtu soo tuurtay ku haleelay xaafad ka tirsan degmada Xamar jajab ee...
Xamar weyne,Boondheere iyo Shibis oo saakay looga dareeray diiwaan-gelinta codbixiyaasha
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan Degmooyinka Xamarweyne, Boondheere iyo Shibis ayaa waxaa maanta ka billaabatay diiwaangalinta codbixiyaasha golaha deegaanka, kuwaas oo la...
Safiirka Soomaaliya ee dalka shiinaha oo Ka Qayb gashay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa ka qayb gashay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Luqadda Shiinaha oo lagu qabtay...
Ciidanka Daraawiishta Puntland oo fashiliyey weerar khawaarijta Daacish
Ciidanka Daraawiishta dowlad gobolleedka Puntland ayaa aroornimadii hore ee saaka fashiliyey weerar khawaarijta ay ku soo qaadeen fariisimo ciidanka ku lahaayeen buuraha gobolka Bari,...
Kenya oo qalliin Caafimaad dhegaha ah loogu sameeyey 15 Carruur Soomaaliyeed ah
Nairobi:-Waxa Magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay qaliin kooban oo loo sameeysay caruur Soomaaliyeed kuwaas oo dhagaha loogu xiray qalab awood u siiyay inay markii...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Tacsi ugu tagay Qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday Nabadoon...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Tacsi ugu tagay Qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday allaha u naxriisto...










